Kenya iyo Cuba oo jawaab ka bixiyay dalabkii Shabaab

Kenya iyo Cuba oo jawaab ka bixiyay dalabkii Shabaab

Warbaahinta dowladda Kenya ayaa shaacisay in dowladda Cuba ay aqbashay bixinta dhaqaalo Madax furasho ah oo lagu sii deynayo labo dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba, kuwaasi oo Al Shabaab u afduuban. Dhaqaatiirtaasi ayaa Al Shabaab waxay kasoo afduubteen duleedka magaalada Mandheere ee gobolka Waqooyi Bari, waxaana ay lasoo aadeen dhanka gudaha dalka Soomaaliya. Warbaahinta […]