7 Saacadood ayaa Dhallinyarada Soomaaliyeed Ku Lumiyaan Internetka Maalin kasta

7 Saacadood ayaa Dhallinyarada Soomaaliyeed Ku Lumiyaan Internetka Maalin kasta

Dadka ilaa hadda ka qayb qaatay codbixinta ku saabsan waqtiga ku luma internetka ayaa tibaaxay in ay maalin waqti badan kaga lumo dhex-mushaaxa internetka. Codbixinta oo weli furan waxay muujineysaa in dadka badankoodu ay internetka ku lumiyaan celeclis ahaan 7 saac, 4 saac, iyo 2 saac. Codbixiyaasha badankooda da’doodu waxay u dhexaysaa 18-jir ilaa 58-jir, […]